Cabashadii Shacabka ee Sompower: Ma Farxadda Ciidda ayaa lagu illaaway!. Siciid Maxamuud Gahayr

0
Saturday August 01, 2020 - 14:11:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabashadii Shacabka ee Sompower: Ma Farxadda Ciidda ayaa lagu illaaway!. Siciid Maxamuud Gahayr

    Cabashadii Shacabka ee Sompower: Ma Farxadda Ciidda ayaa lagu illaaway!. Siciid Maxamuud Gahayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabashadii Shacabka ee Sompower: Ma Farxadda Ciidda ayaa lagu illaaway!. Siciid Maxamuud Gahayr
Sompower X Kaah iyada oo dhaqaale adeegsanaysa waxay hilfaha u soo laabeen bahdii korontada Hargeysa sida mishiinnadii Xaaji Fuyuus ee New Hargeysa, Axmed-Dheere Jameecada, Alhuda Axmed-dhagax, Jees suuqa dhexe, Sheekh Aadan suuqa dhexe, kuwii xero-jaadda, Almis, xus qaar kale?
Nin baa yidhi "Cismaan Kaahinow intaan magaca aabbahay ka guuro, ka waalidkaa Kaahin ee aad Kaah u soo qaadatay kula qaadan maayo, ee mid dhexe inoo rar". Markii hore General Energy iyo wax bay la baxeen, aakhirkiina Sompower.
Natiijadi waxa ay noqotay cuna-qabad, kooto, dhiig-miirad, xitaa ganacsatadii marka hore ay saamiga ku qasbeen ayaaa macaash la'aan ka cabanaya. Anigu waxan joogaa guri uu illaa 2000 u baxo nal 24 saac ahi, ka qiime jaban kan Sompower, horteed ahaa 24 saac,buquujinta maatida ayaan diiddanahay


#Sompowerhajebisoqiimahakorontada


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured