Ma Dhabbaa In Safiirka Dalka China u fadhiyay Somaliya, Maanta Safar Qarsoodiya ku yimi Somaliland.

Hargeysa(Xogreebnews)- Safiirka Dalka China u fadhiyay Somaliya, ayaa la sheegay inuu Maanta Safar qarsoodiya ku yimi Somaliland.
Danjire Qin Jian, ayaa doonaya inuu xidhiidh cusub oo Diblumaasiyadeed la samayso Somaliland dalka Shiinaha
Shiinaha ayaa ka cadhooday Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan, isla markaana mudooyinkii u dambeeyey ku hawlanaa inuu wiiqo Xidhiidhka.
La soco Xogreebnews wixii kasoo Kordha wararkaa.
Leave a comment |
|