fariin ku socota xukumadda Madaxwayne muuse biixi Cabdi.W/Q: Xasan M. cismaan.

0
Sunday August 02, 2020 - 11:38:24 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    fariin ku socota xukumadda Madaxwayne muuse biixi Cabdi.W/Q: Xasan M. cismaan.

    fariin ku socota xukumadda Madaxwayne muuse biixi Cabdi.W/Q: Xasan M. cismaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

fariin ku socota xukumadda Madaxwayne muuse biixi Cabdi.W/Q: Xasan M. cismaan.
mudane madaxwayne,    siday xaqiiqdu tahay dalkan Iyo dadkiisa adigaa laguu doortay oo u madaxwayne ah horumarkiisa Iyo Amaankiisana adigay masuuliyadi kaa saarantahay Iyo xukumadaad
gadh,wadeenka ka tahay,
Hogaamiye kastana taariikhdu waxay ku xustaa ama lagu xusuustaa Hogaamintiisu had,ba siday ahayd.
aan u soo noqdo nuxurka fariintayda, 
horta dhalinyaradu waa ubaxa wadanka u soo baxaya waana hogaamiyaashii bari, 
balse had,ba waa sida barbaarintooda Iyo akhlaaqdoodu tahay masuuliyada koowaadna waalidkaa iska leh,
hadaba sidaynu la wada socono waxa jira dhalinyaro budhcad xaadeeda oo  Inta badana habeenkii waysada u soo biyaysta siday boqnaha u jari lahaayeen dadka dariiqyada ama xaafadaha dhexdooda maraya, iyagoo u gaysta dhac hantiyeed jug Iyo jidh dil,
imikana waxayba ku dareen  qudh,goyn kaw  Ay qofka kaga siiyaan haddii wax ka helaan Iyo haddii kalaba,
waxana ugu danbaysay dhacdo habeen hore  ka dhacday xaafdaha suuqa xisbiga u dhaw oo Inan yaroo salaadi cishaa,i ka soo baxay intay qabteen markay Mobil ka waayeen Ay kaw kaga siiyeen,
muxuu galabsaday inan kaa yar  ee naftiisii waayay xaqdaro Iyo xoolihiisoo lagu dilay,
mudane madaxwayne waxa jira gudiyo xaafadadeed ma iyaagaa hawshoodi gabay mise la xisaabtan xukumadeed baan jirin,
gudiyada xaafadeed haday jiraan oday kastoo xaafad guddoomiye looga dhigayba xukumaddu ha kala xisaabtanto wixii xaafadaa ka dhaca ilayn ilayn waxa waxan gaysanaya waa inamadiisii ama kuwo la jaaree
xaafadkasta way iswada garanaysaa haddana caruurtoodiiba hortooda wax ku baadhanaysa ooy indhaha ka qarsanaysaa,
inaba Aqli gal maaha,
bariigii hore dabka ii dhiib Iyo dabinka soo galbay wax ku baadhan jireen yar,yarkan bahalooy, 
laakiin imika woxoogu waa badheedho, Inta toosh indhaha lagaaga qabtaad meel lagaa dar,daray garan waayaysaa, markaasay afka soo wada duubteen sidii ururada xagjirka,
mudane madaxwayne 
sidani xalmaaha in qofka suuqa masaariiftii xaafadiisa ka soo ridanayay Uu ka sii fikiro tolow  xaafadii miyaad nabad ku gaadhi mise intan yar eed sida Allah ogyahay suuqa uga soo heshay Iyo mobil,kaba waa lagu dhaafin,
haddii aan wax Laga qaban yar,yarkan jabhadoobay, Amaanka wadankay halis ku noqonayaan ifaafaha ka muuqda,
 xukumaddu  arintan hoos ha u eegto halista ka soo muuqata.
(W/Q: Xasan M. cismaan)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured