"Waa Gar Barkhadow Inaad Tidhaahdo Xaruntiina Hagaajista, Dawse Maaha Inaad Tidhaahdo Hantida Umada ku Tagrifala". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Monday August 03, 2020 - 23:38:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waa Gar Barkhadow Inaad Tidhaahdo Xaruntiina Hagaajista, Dawse Maaha Inaad Tidhaahdo Hantida Umada ku Tagrifala". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Waa Gar Barkhadow Inaad Tidhaahdo Xaruntiina Hagaajista, Dawse Maaha Inaad Tidhaahdo Hantida Umada ku Tagrifala". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa Gar Barkhadow Inaad Tidhaahdo Xaruntiina Hagaajista, Dawse Maaha Inaad Tidhaahdo Hantida Umada ku Tagrifala". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule, ayaa Jawaab Waafiya ka Bixiyey Weedhihii dhiirigelinayey Musuq-maasuqa ee Afhayeenka Waddani Barkhad Jaamac Batuun Maanta ku Baahiyey bartiisa Facebook.
Sidaasna waxa uu ku sheegay Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo kamid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye, qoraal u ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan. 
"Waxaan hal odhanayaa Barkhad af- hayeenka Xisbiga wadani, waa gar inaad tidhaahdo Xisbi qaran baad tihiine Xaruntiina hagaajista  waliba xisbi Xaakimkii baa tihiine, Laakiin daw Maaha inaad dhiiri-geliso in Xisbi Xaakimku Hantida Umada Xarumihiisa ku dhisto, Waxaad Tilmaantay ee ahayd Xafiis darooray, iyo waxa aad  jidaysay  ee ah in hantida umada sifo aan sharci loo isticmaalo waa haloo  kala fog oo haab isku lahayn.


Arrinta ay tahay inaynu iska dhaxalaa waxay tahay  in xisbigu ku tiirsanaado Qaadhaanka uu ka helo xubnihiisa taageera, Maamulkiisa iyo Majarihiisuna ku dhisan yahay Mabaadiida  uu leeyahay, Mase aha in dhaxalkeenu noqdo Xisbiyo Hamuun u qaba ku tagri falka hantida umada, Waxan kaga tegaya dhamaan Xisbiyadu  waxay Muuqaal ahaan metelayan  Siyaasadaha Bulshada Soomaliland  haldoor keedu u arkeen in wadankan lagu horumarin karo  way haboon tahay in shaadhkooda, hoygooda  iyo Hadalkooduba qiimo lahaato.. Wabilaahi Tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured