Ciidamada Booliska Daldhiga Daalo oo Xabsiga u Taxaabay Laba Dhalinyaro ah oo Dhowaan Sawiiro Naftooda Halis ku Geliyey Jarka Dheer ee Buurta Daalo...

Ceerigaabo(Xogreebnews)-Ciidamada Booliska Gobolka Sanaag, gaar ahaan Saldhiga Daalo, ayaa Xabsiga Caawa u Taxaabay laba Wiil oo dhalinyaro ah, kuwasoo dhowaan Sawiiro kusoo galay Jar ka laalaada Buurta Daalo.
Labada dhalinyarada ah ee Ciidamada Booliska ee Saldhiga Daalo Xabsiga dhigeen, ayaa laga soo kala qabtay goobo kala duwan.
Talaabada Ciidamada Boolisku xidheen labada Wiil ee dhalinyarada ah, ayaa markii ay sameeyeen ficilo ay naftooda halis ku geliyeen inay Sawiiro ku galaan Jar dheer oo ku yaala Buurta Daalo.
Sidoo kale waxay Ciidamada Boolisku xadhiga labada dhalinyarada ah uga dan leeyihiin in aan cid kale ku kicin ficilada noocaas ah, oo leh halis. Fadlan ha isku dayin inaad meel halisa Sawiir kula galo.
Leave a comment |
|