Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo Xog Xaqiiqo ah, oo ku Saabsan Ninkii Jeelka Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay...

0
Tuesday August 04, 2020 - 10:04:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo Xog Xaqiiqo ah, oo ku Saabsan Ninkii Jeelka Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay...

    Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo Xog Xaqiiqo ah, oo ku Saabsan Ninkii Jeelka Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo Xog Xaqiiqo ah, oo ku Saabsan Ninkii Jeelka Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay...
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Shalay waxa Video iska Soo Duubay Walaalkeena Sawirkiisu xaga Hoose ka muuqdo. Isaga oo ka cabanaya in magtii laga bixin waayay. wuxu eed u soo jeediyay jifadii dhashay ee Cabdala Qoyan iyo Reerkii uu ka dhashay Ayuub. Sideedana marka qof cowdo kana cowdo cid kale sida xaqu yahay waxa weeye in aad dhinacii laga cawday isagana aad waraysato. Waxan Xalay baadi doonay qoladii inanka dhashay ee Cabdale Qoyan si inanka aanu abtiga u nahay cabashadiisa wax looga qabto. Waxanu soo ogaanay abtiyaashii Cabdale Qoyan in ay qirsan yihiin in inankan iyo qooskooduba ay magta la bixiyaan maantana ay magtii la diyaar yihiin. Lakiin waxa dhacday in Qoladii Ayuun  ee inanku ka dhashay ay Cabdala Qoyantii ku yiraahdeen Arrinka inankayaga dib uga baxa anagaa magta bixinayna Jibriil Abokorna la xaalayna, sidaa si la mid ahna qoladii Jibriil Abokor ee ninka laga dilay iyaguna in ay yidhaahdeen Arrintaa Ayuub baanu kala xaalaynaa ee Cabdala Qoyanay raali noqda. Sidaasa Arrinka inanku noqday markaanu waxgaradkii beesha dhashay waraysanay.  Xalay ninkii Ayuub waad daawateen ee lahaa magta Ayuub waa la diyaar ee Jabriil Abokor ma doonayan mag waxay leeyihiin ha naloo dilo.


Markaa walaalayaalow Bal aynu wax iska hubsano marka Facebook wax la soo galiyo qaasatan arrimaha dhaqanka. Walaalkeen waxan u rajeynaynaa in Arrinkiisa Alle fududeeyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured