Boqor Buur-Madaw iyo Suldaan Xasan oo Ka Hadlay Ninkii Xabsiga Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay iyo Xog-ogaal u noqoshada Arrinkaa...

0
Tuesday August 04, 2020 - 10:24:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buur-Madaw iyo Suldaan Xasan oo Ka Hadlay Ninkii Xabsiga Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay iyo Xog-ogaal u noqoshada Arrinkaa...

    Boqor Buur-Madaw iyo Suldaan Xasan oo Ka Hadlay Ninkii Xabsiga Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay iyo Xog-ogaal u noqoshada Arrinkaa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buur-Madaw iyo Suldaan Xasan oo Ka Hadlay Ninkii Xabsiga Hargeysa Muuqaalka kasoo Duubay iyo Xog-ogaal u noqoshada Arrinkaa...
Dubai(Xogreebnews)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madaw, ayaa sheegay inay ka Gurman doonaan baaq murugo leh oo u Jeelka weyn ee Magaalada Hargeysa u kasoo Diray, Dambiile Dilay Nin oo awoodi waayey in Magta laga bixiyo.
Boqor Buur-Madaw ayaa umada Muslimiinta ugu  baaqay inay gurmad ka galaan hawshaa, maadaama oo u culus yahay dhaqaalaha laga rabo. Sidoo kale waxa uu sheegay inay arinka Ninkan Xalay ka wada-xidhiidheen Suldankaa guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan, Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan waxanu sheegay inuu arin farsamo u diray oo ka war sugaayo.
Boqor Buur-Madaw oo qoraal kooban kaga Hadlay arinkaa, ayaa ku baahiyey bartiisa Facebook, waxanu u dhigan yahay sidan.
"Waxaan daawadey, dhegaysteyna ninka ku xidhan xabsiga dhexe ee magaciisa layidhaahdo #khadar Kana soo jeeda Beesha Ayuub arinkaas waxaanu kawada hadalay suldaanka guud ee beelaha Suber awal suldaan xasan suldaan Abdillaahi suldaan cabdiraxman waxaanu isla qaadanay inaanu hawshaas si dhakhso ah wax uga qabano waxaanu ka war sugaynaa Suldan xasan inuu arinka farsamadisa noga soo war bixiyo, Waxaanu umadan muxsiniinta ah, ka codsanaynaa in arinkaa la nagu qacansiyo Maadaama loo baahan yahay dhaqaale culus.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured