Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu ka Muquurtay La Kulanka Safiirka Shiinaha oo ka Cadhaysan Cilaaqaadka Diblumaasiyadeed ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan...

0
Tuesday August 04, 2020 - 11:06:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu ka Muquurtay La Kulanka Safiirka Shiinaha oo ka Cadhaysan Cilaaqaadka Diblumaasiyadeed ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan...

    Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu ka Muquurtay La Kulanka Safiirka Shiinaha oo ka Cadhaysan Cilaaqaadka Diblumaasiyadeed ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu ka Muquurtay La Kulanka Safiirka Shiinaha oo ka Cadhaysan Cilaaqaadka Diblumaasiyadeed ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan...
Hargeysa(Xogreebnews)- ilo Diblumaasiyadeed, ayaa Shabakada Xogreebnews u sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu ka muquurtay la kulanka Safiirka Shiinaha u fadhiya Somaliya Danjire Qin Jian oo dhowaan safar qarsoodiya ku yimi Somaliland. 
Ilo-wareedyadu waxay intaa ku Dareen in Safiirka shiinuhuu dib ugu laabtay Muqdisho oo u kasoo kicitimay, iyadoo aanu wax guul ah ka gaadhin ujeedadii uu yimi caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Si kastaba ha haatee Xukuumada China ayaa si weyn uga cadhootay Cilaaqaadka Diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan, dhowaan u bilaabmay. Dawlada China ayaa sidoo kale dhoolatus Mileteri Bada ka bilowday, wallow hanjabaadahaas aanay Somaliland dheg u dhigin. La soco Xogreebnews wixii kasoo Kordha. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured