Haldoor Luul Xasan Mataan oo ah Haweenay Sama-fale ah oo ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan Tahay Xildhibaan Golaha Wakiilada...
Haldoor Luul Xasan Mataan oo ah Haweenay Sama-fale ah oo ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan Tahay Xildhibaan Golaha Wakiilada...
Hargeysa(Xogreebnews)- Marwo Luul Xasan Mataan oo kamid ah, Haweenka Haldoorka ah ee reer Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay tahay Musharax Xildhibaan golaha Wakiilada Somaliland ee la Filayo in Doorashadoodu qabsoonto daba-yaaqada Sanaadkan 2020.
Musharax Xildhibaan Luul Xasan Mataan, waxay mudo dheer kasoo shaqaynaysay arrimaha sama-falka, sidoo kale, waxay caanku tahay u gargaarida dadka jilicsan iyo caruurta darbi jiifka.
Marwo Luul Xasan Mataan, waxay sidaasi ku sheegtay qoraal kooban oo at ku baahisay barta ay ku leedahay Baraha Bulshada ee Facebook. Qoraalka ayaa u dhigan sidan.
Maanta waxa aan ku Dhawaqaya Musharaxnimadayda aan ugu Tartamayo Doorashooyinka Golaha Wakiilada hadii Ilaahay Idmo , si aan uga midho dhaliyo halgankii waxqabad iyo Hawshii aan Bulshadayda u hayay .
Today , I am announcing my Candidacy of MP that I running for the Parliamentarian Elections if Allah Willing , to achieve the struggle for Development and Voluntarily Work that I have for My people .
Leave a comment |
|