Marwo Sabax Cabdi Ibraahin oo Ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan tahay Golaha Deegaanka Hargeysa, Sheegtayna inay u Gargaari doonto Hooyooyinka Suuqyada Fadhiya...

0
Friday August 07, 2020 - 20:17:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Sabax Cabdi Ibraahin oo Ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan tahay Golaha Deegaanka Hargeysa, Sheegtayna inay u Gargaari doonto Hooyooyinka Suuqyada Fadhiya...

    Marwo Sabax Cabdi Ibraahin oo Ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan tahay Golaha Deegaanka Hargeysa, Sheegtayna inay u Gargaari doonto Hooyooyinka Suuqyada Fadhiya...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Sabax Cabdi Ibraahin oo Ku Dhawaaqday Inay u Sharaxan tahay Golaha Deegaanka Hargeysa, Sheegtayna inay u Gargaari doonto Hooyooyinka Suuqyada Fadhiya...
Hargeysa(Xogreebnews)-Sabax Cabdi Ibraahin oo kamid ah, haweenka Haldoorka ah ee reer Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay u Sharaxan tahay golaha Deegaanka ee degmada Hargeysa.
Marwo Sabax Cabdi Ibraahin, waxay sheegtay inay wadato Barnaamij siyaasadeed, isla markaana dhowaan soo bandhigi doonto, iyadoo Bulshada Caasimada Somaliland ee Hargeysa ka Codsatay inay Codkooda siiyan. Musharax Xildhibaanad Sabax waxa kaloo ay sheegtay inay Hooyooyinka Caasimada ee ka ganacsada suuqa u gargaari doonto, isla markaana Hooyooyinka bilaa boosaska ah la baadi-dooni doonto. Sidaasna waxay ku sheegtay marwo Sabax Cabdi Ibraahin qoraal kooban oo ay ku baahisay barteeda Facebook. Qoraalkaas ayaa u dhigan sidan.
"Ma Cayimay dadyow 
Taydu waa Caynad gooniya
Waxaan diyaar u ahay haddaad codkiina isiisaan inaan wax badan ka badalo  bilicda magaalada  Hargeisa  Waxaan diyaar u ahay inaan u hiiliyo dumarka suuq joogta ah ee nolol maal meedka caruurtooda  Suuqyada magaalada hargeisa  u jooga in ka badan 12toban saacadood   intooda badan aan haysan meel ay roobka ka galaan waxaan samayn doonaa barxado ama darjiimooyin si quruxbadan loo habeeyey oo ay ku caweeyeen dhalin yarada iyo qoysaska  intaasi waa hordhaca waqbadka aan maaganay iyo qaarkaloo badan insha allah waxaad kaga bogan doontaad mid ka mida Tv yada oo aan siin doono warbixin kooban oo aan kaga hadlayo Barnaamijka siyaasiga ah  aan wato waxaan indinka rajaynayaa inaad codkiina isiin doontaad haddii illaahay yidhaa".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured