"farmaajo Wuu u Quudhi waayey inuu Dalacsiiyo Mahdi Guuleed, waxanu ka dhigay ku sime, Intaa uu Soo Magacaabayo Qofkii Lahaa Kursigaa".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Saturday August 08, 2020 - 02:02:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "farmaajo Wuu u Quudhi waayey inuu Dalacsiiyo Mahdi Guuleed, waxanu ka dhigay ku sime, Intaa uu Soo Magacaabayo Qofkii Lahaa Kursigaa".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "farmaajo Wuu u Quudhi waayey inuu Dalacsiiyo Mahdi Guuleed, waxanu ka dhigay ku sime, Intaa uu Soo Magacaabayo Qofkii Lahaa Kursigaa".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"farmaajo Wuu u Quudhi waayey inuu Dalacsiiyo Mahdi Guuleed, waxanu ka dhigay ku sime, Intaa uu Soo Magacaabayo Qofkii Lahaa Kursigaa".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
"Waxaa ii muuqatay Caawa inaan u iftiimiyo in badan oo Somaliland u dhalatay oo dheelawsan wax shaqsi nooli fahmi waayaba Maahee bal inaan isku dayo inaan taabsiiyo qiimaha  ay ka leeyihiin Dawlada Somalia ka  dhisan, bal nin isagii qiimo la 'aan kaga nool meesha uu joogo oo raba inuu hooyadii, aabihii ,  ehelkiisii iyo umadiisiina qaameerkooda dilo ka waram.
Aan u gundo dego ujeedkayga, tan iyo intii R/wasaarihii somalia xilka laga qaaday ee uu farmaajo Mahdi oo kuxigeenkii ahaa u sii magaacabay inuu xilka sii hayo inta ninkii lahaa lasoo magacaabayo, Maalin walba waxaa Socail media ku jirta hebel baa R/wasaare loo magacaabayaa, waxaynu ognahay qaabka ugu fudud ee qof kursi loo geeyaa waa in ka ku xiga lagu dalacsiiyo, farmaajo wuu u quudhi waayey inuu ku dalacsiiyo Mahdi, ku sime ayuu u magacaabay Mudada hadhay waa 6 bilood mudada intaa leeg ayaa loo quudhi waayey, waana  wax laysla ogol yahayoo  ninkii meesha lahaa waa taa maalin walba mid lagu sheegayo, mar qudha lagu sheegi maayo kan hayaba kursiga, qiimo la, aan intaas ka wayn anigu garan maayo, waaba yaabe meeshaas aanu qofkaba ka ahayn ayuu hadh iyo habeen umadiisa ku sii wada.


Waxan is leeyahay shaqsiba shaqsigii damiirkiisu ka liitay ayaa meesha tagay, naftooda ayaa diidi lahayd sida ay nool yihiin, markay intooda badani hadlayso baarlamaanka dhexdiisa waxay odhanayaa waanu idin la joogna, waxay muujinayaan inay dad la joogaan, taasi waa qof dulsaara oo reer la joogo, bal eegoo u fiirsada, alaylehe ninka mustafe la yiraahdo iyo ina xaajo aadan iyo mid yaroo kuwa mucaaridka ah ku jira ayaa u hadla sidii dadka iyaga la siman, bal dadka awoodi kari la, inay yidhaahdaan miyaanaan dad ahayn maxaa kan haya loogu dayn la waayey haddana habeen iyo dharaar hargaysa la fadhiyi la, yahay oo kolba inan yar waxaas qor iyo soo basaas ina la daba taagan, Markale ma hadlaan markay maqlaan Somaliland iyo soomaalia ayaa wada hadlayaa ayey kolba meel isasoo taagayaan wada hadalada hanalaga qayb geliyo, miyaa laga qayb -gelinayaa kan a la joogaan wuu qiimo la, aan toodee.
Waxaan maqli jiray ( Alle ku doorri ) waaba kuwan oo kale.
Waa bilahi Tawfiiq. 
Kayd Cabdilahi Xandule 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured