"Muuse Biixi Dacwada Dhulkan Isagaa Furtay, Beertii Geed Deeble Ayayna La Mid Tahay, Wuxuuse Ka Helo Ayuu Leeyahay"Axmed Jaabiir.

0
Tuesday August 25, 2020 - 01:45:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi Dacwada Dhulkan Isagaa Furtay, Beertii Geed Deeble Ayayna La Mid Tahay, Wuxuuse Ka Helo Ayuu Leeyahay"Axmed Jaabiir.

    "Majirto Beer Ay Reer Biixi Lahaayeen, Odaygii Adeerkayna Godkay Ku Maagayaan Alle Ha,unaxariistee"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Majirto Beer Ay Reer Biixi Lahaayeen, Odaygii Adeerkayna Godkay Ku Maagayaan Alle Ha,unaxariistee"

HARGAYSA(Xogreebnews)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Xukuumadii Marxuum Cigaal Axmed Jaanbiir Suldaan ayaa si adag hadlay tacadiga qoyska madaxwayne biixi ku hayaan qoysaska degan dhula buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo ciidamo xoog kaga rareen dhulkii ay isku haysteen qoyska reer biixi islamarkaana guryahoogii ay daadsan yihiin dooxa iyaga iyo maatidiiba

 

 

Sidoo Kale Ex Wasiir Axmed Jaabiir Ayaa ka waramay qoyska reer biixi wixii ay dhul lahaayeen ka hor dawlada somaliland isagoo madaxwayne uso jeediyay in uu umada dulmiga ka daayo magacna uga tago shacabka somaliland iyo qoyskiisaba.

Dhanka kale dadka dhulkan laga qaaday ayaa umada reer somaliland usheegay dulmiga lagu hayo dhulkana cid hore ugu haysatay aanay jirin balse markii uu kursiga fuulay uu xoogii dawlada u adeegsaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured