Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.

0
Monday August 31, 2020 - 19:52:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.

    Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN,
Dhamaan Dadkan Magacyadoodu Halkan  hoos ku Qoran yihiin Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Qoyskii Iyo qaraabadii Iyo Guud ahaan shacabka Reer Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen(Aw Dheeli) oo ku Geeriyooday Magaalada  Qaahira.
Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw Dheeli) Ayaa kamid ahaa Macalimiinta Aas Aaska u ahaa Waxbarashada Somalida Gaar Ahaan  Gayiga Somaliland isagoo macalinimada bilaabay 1959kii.
Maxruumka ayaa ku geeriyooday magaaalada Qaahira oo uu Degana Mudooyinkii Udanbeeyay iyadoo halkaasina lagu Aasay ,Waxaa Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga diraya qoyskii iyo qaarabadii uu ka baxay Marxuumku 
Baaruud Axmed Ibraahim "Gadhyare” 
Cabdikariim Xasan Caalin
Aamina Xaaji Ibraahim Xuseen iyo qoyskeeda iyo caruurteeda
Jirde Axmed Xaaji Ibraahim Iyo qoyskiisa
Cawke Jaamac Gadiid
Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif
Maxamuud Xuseen Nuur
Yuusuf Jaamac Xirsi
Eng Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane 
Cabdiraxmaan Nuux Axmed (Hiiraan)
Waxaanu Ilaahay Uga baryaynaa In uu  Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Qoyskii, qaraabadii iyo caruurtii uu ka tagay Marxuumku
Marxuumkana ilaahay qabriga ah unuuro Janatul Fardowsa Aclaa 
AAMIN AAMIN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured