Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.

0
Sunday September 06, 2020 - 20:57:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.

    Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Dhamaan Dadka Halkan  Hoose Magacyadoodu ku qoran Yihiin  Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Qoyska Iyo Qaraabadii uu Ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Ismaaciil Samatar oo Habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa isla Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Boqol Jire ee magaalada Hargaysa 
Waxaan leenahay ilaahay Uga baryayaan In uu samir iimaan ka siiyo qoyskiisii iyo Qraabadii Uu ka baxay Marxuumku.
Waxaanu ilaahay uga baryayaynaa  marxuumka in Uu Ufududeeyo su,aasha Qabriga Janatul fardowsa  Aamin Yaa Allah
Waxaanu   Si Gaara Uga Tacsiyadaynaynaa Geerida "Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil” Xaaji Axmed Cismaan Ismaacil (Bidhiq) Oo Ay Marxuumka Walaalo Ahaayeen Ilaahay Samir iyo Iimaan Dhamaanteen Haynaga Siiyo qoys.ehel  iyo guud ahaan Shacabka Uu ka Baxay Inaga Alle Haynaga Dhigo Kuwii ku Samra,
Aamin Aamin
HALKAN KA AKHRI MAGACYADA TACSIDA DIRAYA;
Muj Cali  Cabdiqaadir Muxumed 
Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin
Cabdifataax Cali Cabdilaahi
Maxamed  Xaaji  Mahdi (Iiraan)
Saleebaan Sheekh Maxamed Saleebaan(Madaxay)
Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal
Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq (Bidhiidh)
Cabdilaahi Xuseen Daa,uud (Dakhare)
Yuusuf Jaamac Xirsi(Agaasimaha Shabakada Wajaalenews)
Cismaan Xuseen Jibriil
Jawhar Cabdi Cali
Maxamed Ismaaciil
Cabdifataax Cali Cilmi(Buush)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured