Hoggaanka Xisbiga Qaranka Oo Shir Ka Yeeshay Shuruudaha Lagu Soo Xulayo Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka

0
Thursday September 10, 2020 - 15:11:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaanka Xisbiga Qaranka Oo Shir Ka Yeeshay Shuruudaha Lagu Soo Xulayo Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka

    Hoggaanka Xisbiga Qaranka Oo Shir Ka Yeeshay Shuruudaha Lagu Soo Xulayo Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Xisbiga Qaranka Oo Shir Ka Yeeshay Shuruudaha Lagu Soo Xulayo Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka
Hargeysa(Xogreebnews)-war-Saxaafadeed:
Maanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka Sep 2020-ka, waxaa Shir isugu yimid Guddida wada-hadalka Xisbiyada Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI oo ay kala hoggaaminayeen Madaxweyne Kuxigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Saylic, Eng Faysal Cali Waraabe, & Mudane Cabdiraxmaan Cirro.

 Ujeedada Kulanka Xisbiyada Qaranka JSL waxa ay ahayd sii loo sii ambaqaadi lahaa howlaha dardargelinta ee Doorashada isku sidkan ee Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka ee dhawaan dhici doonta.


 Saddexda Xisbi Qaran waxa ay saaka dood ka yeesheen sidii ay Xisbiyadu u soo wada saari lahaayeen Shuruudo isku mid ah (Criteria) oo lagu soo xuli doono Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka iyada oo la tixraacayo Xeerarka Doorashooyinka iyo Xeer-hoosaadyada Xisbiyada.

ALLAA MAHAD LEH


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured