Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaankii guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

0
Thursday September 10, 2020 - 18:19:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaankii guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaankii guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaankii guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...
Jabuuti(Xogreebnews)-Inaalilahi waa inaa ileyhi Raajicuun: Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa dhambaal Tacsi Tiiraanyo badan u diraya qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaankii guud ee Beelaha Ciise Muuse, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin.
Safiirka wuxuu Ilahay uga baryey Marxuumka inuu jano fardawsa ka Waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan haka siiyo. 
Inaalilahi waa inaa ileyhi Raajicuun. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured