Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaanka guud ee Beelaha Ciise Muuse, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

0
Friday September 11, 2020 - 00:17:20 in Wararka by
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaanka guud ee Beelaha Ciise Muuse, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaanka guud ee Beelaha Ciise Muuse, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaanka guud ee Beelaha Ciise Muuse, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin...
London(Xogreebnews)- Inaalilahi waa inaa ileyhi Raajicuun: Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Md. Aadan Shiine, ayaa dhambaal Tacsi ah u diray geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin oo ku Geeriyooday dalka isu-taga Imaaraadka Carabta.
Gudoomiye hore Aadan Shiine, ayaa Ilahay uga baryey Marxuumka inuu jano fardawsa ka Waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan haka siiyo. 
Sidoo kale, waxa uu Siyaasi Aadan Shiine  ku Tilmaamay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin inuu ahaa shaqsi ehellu Cibaado ah, oo afgaaban, isla markaana isku darsaday Dhaqan yaqaanimo iyo cadaalad iyo weliba Aqoonyahanimo.
Ilahay ha u naxariistee Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Kooshin ku casuumo janooyinkiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured