Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!

0
Saturday September 12, 2020 - 01:06:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!

    Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!

Gudida qaban qaabada Aaska Suldaankii Guud ee beesha Ciise Muuse oo ku geeriyooday dalka Emaaraadka ayaa shaaciyay wakhti maykiisa la keenayo Somaliland iyo goobta lagu aasi doono.

 

 

Sidoo kale xubnahan gudida oo iskugu jira madaxdhaqameed,siyaasiyiin iy xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray  qoyskiisa iyo shacabka uu ka baxay suldaanku guud ahaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured