Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Sharefeed La Yeeshay Laba ABWAAN Oo Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh.

0
Saturday September 12, 2020 - 20:43:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Sharefeed La Yeeshay Laba ABWAAN Oo Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh.

    Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Sharefeed La Yeeshay Laba ABWAAN Oo Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Sharefeed La Yeeshay Laba ABWAAN Oo Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh.
Hargeysa (Xogreebnews)- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa jimcihii shalay kulan gaar ah la yeeshay labadda ABWAAN ee Axmed Saleebaan Bidde iyo Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays), kuwaasoo ka mid Abwaannadda Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh agtooda.
Kulan Sharefeedkan dhexmaray Guddoomiye Cirro iyo ABWAANNADDA ayuu ku shaaciyey Bartiisa uu ku leeyahay Mareegta Xidhiidhka Dadweynaha Ee Facebook. Waxaanu Yidhi Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro "Jimce wanaagsan, Isbuucan waxa aan qaabiley laba Abwaan oo dhaxal fanneed oo mug weyn ku leh dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, midigteyda waxaa taagan Abwaan Cabdi Aadan Xaad [Qays] dhankeyga bidixna  Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. 


Shakhsiyan waa laba Abwaan oo aan suugaantooda cuddoon jecelahay, Alle cimriga & caafimaadka ha u siyaadiyo. Aamiin" .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured