Raysal-wasarihii Farmaajo Eryey Xasan Cali Khayre oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne....

0
Saturday September 12, 2020 - 22:03:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal-wasarihii Farmaajo Eryey Xasan Cali Khayre oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne....

    Raysal-wasarihii Farmaajo Eryey Xasan Cali Khayre oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal-wasarihii Farmaajo Eryey Xasan Cali Khayre oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne....
Muqdisho(Xogreebnews)- Raysal-wasarihii hore ee Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xil-ka Madaxweynaha Somaliya, sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan. 
Bismillah,
Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii  waxna laga soo bartay. 


Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Somaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan markale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo.
Mahadsanidiin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured