Kal-taga Xulufada Siyaasadeed iyo Bururka X. kulmiye (Dhibyo iyo Dheef)midkee kusoo kordhin Doona Somalilaand.
Kal-taga Xulufada Siyaasadeed iyo Bururka X. kulmiye (Dhibyo iyo Dheef)midkee kusoo kordhin Doona Somalilaand.
Sida muuqata waxaa Bilaal bantay kala taga xulafada siyaasadeed ee Xibiga kulmiya,bilawga qaban qaabada shirwayna xisbiga ee la filayo inuu qabsoomo bilawga bisha oktoobar ee sannadkan iyada oo uu ka jiro is afgaran waa u dhexeeya xulufadaa siyaasadeed ku woodii kugu muhiim sanaa una ahaa laf dhabarta xisbiga, musharaxiinta xubnaha hogaanka xisbiga,sida M Xaash iyo M weyne xigeenka J Soomaaliland oo mid waliba ka bilaabay Degaankiisa iyo meelaha lag taageersanyahay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo aad iyo aad u xoogan,si ay u mu jiyaan dhaawac siyaasadeed ee aan soo kabashada lahayn ee gaadhay xibiga iyaga iyo taageerayaashoodu.
Hadaba hadii aynu kala qaadno Labada xubnood ee aynu kor u soo xaday mid waliba dhaawac siyaasadeed ee uu ku soo kordhinkaro xibiga isaga iyo taageeraaahiiso.
M weyne ku xigeenka sa sokoow jagada xilka xibiga ,xilka uu umadda soomaalilaand u hayaa oo ku yimi doorasho waa M weyne ku xigeen waxii iska soo horjeed,ama khilaaf ,ama wada shaqayan la,aan ah ee uu kala hor yimaado ama dhex mara(laba dooda) M weynaha af iyo ficilba waxay abuuraysaa khalkhal siyaasadeed oo aan ka soo kabasho lahayan,maada oo ay yihiin labadii masuul ee ugu sareeyay Fulinta muddo xileedka u hadhay ku dhaw yahay kalabadh mudadoodii,mana ah arin fudud,waana arin aada iyo aad khatar u ah oo aan la dhayalsan Karin,halka ta M Xaashina tahay cududii ugu muhiim sanaday ee taageerada xisbiga,una muu qatada mid uu isagu hantiyay marka loo eego raga ay ku tartamayaan,oo hadii ay meesha ka baxdo iyaduna ah laf jab,labada arimood ee aan sheegnay labaduba waxay ku keenayaan,dalka iyo dawlada nimada soomaalilaandba khalal iyo dhaawac siyaasadeed oo aan soo kabasho lahayan una dhaw burur hadii aan la helin cid hormood ka noqota badbaadinta iyo samto bixinta soomaalilaand oo aan iyna iminka muuqan,maadaama oo Xisbiyadii mucaaradka ahaa doorkoodii meesha ka baxay magacuun mooyee(Illaahay uun baa wa badbaadiyee isga uun baynu lee nahay Allow Na Bixi oo Na Babaadi).
ILLAAHOW SOOMAALILAAND BADBAADI OO BARAKEE .
AHMED ALI FARAH
Siyaasi Madaxbanaan.
LA SOCO
SOOMAALILAND MIYAY MAHADISAY HOGAAMINTA X.KULMIYE
LABADA X.MUCAARAD MA KA BADAADIN
KARAAN/DOONAAN SOOMAALILAAND
BURBUR SIYAASADEED Leave a comment |
|
Kal-taga Xulufada Siyaasadeed iyo Bururka X. kulmiye (Dhibyo iyo Dheef)midkee kusoo kordhin Doona Somalilaand.
Kal-taga Xulufada Siyaasadeed iyo Bururka X. kulmiye (Dhibyo iyo Dheef)midkee kusoo kordhin Doona Somalilaand.