Imisa Maalmood ayuu Xilka Qaranka JSL uu Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi 'se waa Intee Maalmaha Mudo Xileedkiisa ka Hadhsan, waxa Warbixin kooban ka qoray Suxufi Maxamed Cirro. Halka kaga Bogo.

0
Sunday September 13, 2020 - 21:55:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imisa Maalmood ayuu Xilka Qaranka JSL uu Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi 'se waa Intee Maalmaha Mudo Xileedkiisa ka Hadhsan, waxa Warbixin kooban ka qoray Suxufi Maxamed Cirro. Halka kaga Bogo.

    Imisa Maalmood ayuu Xilka Qaranka JSL uu Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi 'se waa Intee Maalmaha Mudo Xileedkiisa ka Hadhsan, waxa Warbixin kooban ka qoray Suxufi Maxamed Cirro. Halka kaga Bogo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imisa Maalmood ayuu Xilka Qaranka JSL uu Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi 'se waa Intee Maalmaha Mudo Xileedkiisa ka Hadhsan, waxa Warbixin kooban ka qoray Suxufi Maxamed Cirro. Halka kaga Bogo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu si rasmi ah xilka ula wareegtay taariikhdu markii ay ahayd 13 December 2017, waxayna kun (1,000) maalmood oo uu xilka hayey u buuxsameen maalintii Salaasada ee bishu ahayd 8 September 2020, Axaddii maanta oo taariikhdu ahayd 13 September 2020, waxa Madaxweynuhu xilka hayey muddo dhan kun iyo shan maalmood (1005), una dhiganta laba sanno iyo sagaal bilood, waxaana saddexda sanno uga dhiman saddex bilood oo buuxa ama 91 maalmood, iyadoo ay saddexda sanno u buuxamayaan Madaxweynaha 13 December 2020 Insha Allaah, sidoo kale waxa dhammaadka muddo-xileedka shanta sanno ah ee Madaxweynaha uga hadhsan marka maanta laga bilaabo laba sanno iyo saddex bilood, una dhiganta 821 maalmood, waxayna muddadiisu ku buuxdaa 13 December 2022 haddii Ilaahay yidhaahdo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured