Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sanadkan u sharaxan Bilada Nabada adduunka ee Nobel Peace Prize, taasoo ay bixiso Dowladda Norway.

0
Monday September 14, 2020 - 20:35:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sanadkan u sharaxan Bilada Nabada adduunka ee Nobel Peace Prize, taasoo ay bixiso Dowladda Norway.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sanadkan u sharaxan Bilada Nabada adduunka ee Nobel Peace Prize, taasoo ay bixiso Dowladda Norway.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sanadkan u sharaxan Bilada Nabada adduunka ee Nobel Peace Prize, taasoo ay bixiso Dowladda Norway.
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweyne Donald Trump uu buuxiyey sadexda shuruudood ee looga baahan yahay inuu ku guuleysto abaalmarinta nabadda. "Midka koowaad waa iskaashi dhex mara ummadaha, qodobka labaad yaraynta ciidamada Bariga Dhexe, shuruudda saddexaadna waa dhiirrigelinta shirarka nabadda,' ayuu yidhi Christian Tybring-Gjedde.
Afar madaxweyne oo Mareykan ah ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize, taasoo ay go’aamiyaan guddiga shanta qof ee Nobel, ee ay soo magacaabaan baarlamaanka Norway. Madaxweynihii hore markanka Barack Obama ayaa guuleystay 2009, oo ahaa madaxweynihii ugu danbeeyay ee markanka ee guulesta abaal-marintan, Theodore Roosevelt ayaa isaguna ku guulestay sanadkii 1906, oo ahaa madaxweynihii ugu da,da yaraa ee ku guuleestay abaal-marintan, isla markaan lagu dilay shirqool , Madaxweyne Woodrow Wilson sanadkii 1920m, ayuu ku guulestay abaal marintan iyo Madaxweyne Jimmy Carter ayaa isaguna ku guuleystay sanadkii  2002-kii . halka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sanadkan u sharaxan Bilada Nabada adduunka ee Nobel Peace Prize, Qofka ku guuleysta 2021 waxaa la sheegi doonaa bisha Oktoobar sanadka 2021-ka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured