DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Kana Digay Qorshe Ay Xisbiyadu Ku Doonayaan Mudo Kordhin.

0
Tuesday September 15, 2020 - 19:06:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Kana Digay Qorshe Ay Xisbiyadu Ku Doonayaan Mudo Kordhin.

    DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Kana Digay Qorshe Ay Xisbiyadu Ku Doonayaan Mudo Kordhin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Kana Digay Qorshe Ay Xisbiyadu Ku Doonayaan Mudo Kordhin.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Siyaasi Cabdilaahi Iimaan dirawal oo kamid ah mujaahidiintii dalkan xoreeyay islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii cigaal iy riyaale ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xisbiyada somaliland kuna tilmaamay in aanay xibsiyo ahayn balse ay yihiin kuwo shakhsiyaad leeyihiin

Sidoo kale dirawal ayaa ka hadlay muran ka dhex taagan xisbiga kulmiye

Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dirawal ayaa ka hadlay heshiishka xisbiyada iyo qorshaha ay doonayaan in ay ku baalmaraan wakhtigii loogu talo galay furista ururada siyaasada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured