Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Abaarso.

0
Thursday September 17, 2020 - 19:39:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Abaarso.

    Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Abaarso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Abaarso.
Hargeysa-17-09-2020-(xogreeb)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay  Xaflada qalin jebinta Dufcadii 8aad ee ka baxda Jaamacada Abaarso,  ardaydaas oo tiradoodu ku dhawayd 200, kuwaasi oo dhammaantood  dhamaystay Kulliyadaha kala duwan Jaamacada.

Madaxweyne ku xigeenka oo halkaas ka hadlay ayaa ugu horayn Hambalyo iyo Duco u diray Dhammaan ba  Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada sidoo kalena wuxuu  maamulka, macalimiinta Waalidiintii Ardayga ugu mahadnaqay dedaalkii ay geliyeen, Madaxweyne ku xigeenka ayaa ardayda kula dardaarmay inay inay juhdiga sii wadaan qarankoodana u shaqeeyaan.  


Ugu Danbayntiina Madaxweyne ku xigeenka ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardaydii qalin jebisay, kuwaasi oo dhammaantoodba dhamaystay Kuliyadaha kala duwan ee ka kooban tahay Jaamacadu,  ardaydaasi oo  qaadatay Shahaadooyinka heerka koobaad iyo heerka labaad ee Master iyo Degree.

Wa bilaahi tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured