Xildhibaan Dheeg oo Xaalad caafimaad loogu Qaaday Dalka Turkiga...

0
Friday September 18, 2020 - 22:44:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Dheeg oo Xaalad caafimaad loogu Qaaday Dalka Turkiga...

    Xildhibaan Dheeg oo Xaalad caafimaad loogu Qaaday Dalka Turkiga...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Dheeg oo Xaalad caafimaad loogu Qaaday Dalka Turkiga...
Hargeysa(Xogreebnews)- Ilahay caafimaad degdega ha siiyee, waxa Galabta dalka Turkiga loo qaaday Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin ( Xil.Dheeg) oo safar caafimaad loogu qaaday dalka TURKEY.
Xildhibaan Dheeg, ayaa mudo xalaad caafimaad u yaalay mid kamid ah cisbitaalada Magaaladan Hargeysa.
Ilahay caafimaad degdega ha siiyee, Xildhibaan waxa uu kamid yahay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, isla markaana waxa uu kamid ahaa Odayaashii dhidibada u taagay qaranimada Somaliland. 
Sidoo kale, waxa uu kamid yahay Xildhibaan Dheeg Abwanaada faro-ku tiriska ah ee Suugaantiisa kaga qaybtay halgankii iyo dibu xoreyntii Somaliland.  Ilahay waxaan u waydiinaynaa Xildhibaan Dheeg inuu caafimaad ugu Bedelo xanuunka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured