Maxkamada Gobolka Gabiley 7cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Saraakiil Katirsan Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Arimo Musuq Maasuq Loo Soo Xidhay.

0
Sunday September 20, 2020 - 00:03:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Gabiley 7cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Saraakiil Katirsan Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Arimo Musuq Maasuq Loo Soo Xidhay.

    Maxkamada Gobolka Gabiley 7cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Saraakiil Katirsan Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Arimo Musuq Maasuq Loo Soo Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gobolka Gabiley 7cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Saraakiil Katirsan Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Arimo Musuq Maasuq Loo Soo Xidhay.

GABILEY(Xogreebnews)-Xafiiska Hantidhowraha Guud Ee Qaran Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Baadhitaano  Musuq  Maasuq ka Waday  Gobolada Dalka Ayaa Xabsiga Utaxaabtay  Saraakiil katirsan Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Laba Cisho ka Hor.

Maxkamada Gobolka Gabiley oo maanta la horkeenay Afar kamid ah Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Udirtay 7cisho oo rumaan ah si Xafiiska Hanti Dhowraha Guud Usoo dhamays tiraan Eedaha Musuq  Maasuq Ee ay kusoo Oogayso.


Masuuliyiintan Maanta Maxkamadu Rumaanka U Jartay Ayaa Kala Ah Agaasimayaasha Waaxaha Maaliyada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Iyo Sido Kale Mushaar Bixiyaha Iyo Shidaal Bixiyaha Dawlada Hoose Ee Gabiley.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured