Siyaasi Cali Mareexan oo ka qaybgalay Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye...

0
Sunday October 04, 2020 - 19:10:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Mareexan oo ka qaybgalay Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye...

    Siyaasi Cali Mareexan oo ka qaybgalay Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Mareexan oo ka qaybgalay Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye...
Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasi Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexan) oo kamid ah Siyaasiyiinta ugu Samaynta badan Bariga burco, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye. 
Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye ayaa maanta ka Furmay Caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxana kasoo qaybgalay ergooyin ka badan 10100 kun iyo boqol ergay. 
Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye ayaa socon doonaa sadex maalmood.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured