Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo si weyn uga dhex muuqday Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye...

Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo kamid ah, saraakiisha sarsare ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil, ayaa si weyn uga dhex muuqday Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye.
Siyaasi Kayd oo kamid ah, aas-aasayaashii Xisbiga Kulmiye, ayaa kamid dadka sida weyn Kulmiye uga oloolleyey Gobolka Saaxil, ayaa ah kaader weyn oo Kulmiye ah.
Shirweynaha afaraad ee Xisbiga Kulmiye ayaa waxa uu ahaa shirweynihii ugu nidaamka wanaagsanaa, isla markaana maanta lagu doortay Shanta Xubnood ee ugu sareeya hoggaanka Xisbiga Kulmiye. Leave a comment |
|