"Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax Layaabayso waxad la yaabtaa $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe.

0
Sunday October 11, 2020 - 00:48:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax Layaabayso waxad la yaabtaa $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe.

    "Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax Layaabayso waxad la yaabtaa $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax Layaabayso waxad la yaabtaa $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe.
UK(Xogreebnews).Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, Siyaasiyiinta Somaliland ee madaxabanaan, ayaa u caqli celiyey Bulshada Facebook kaga falciyey in Abwaan Laabsaalax lagu daray Liiska golaha dhexe ee Xisbiga  Kulmiye, waxanu sheegay Siyaasi Cukaashe in Xukuumada talada haysaa hore bajad Miisaaniyadeed xadigeedu badan yahay ugu dartay kooxda Abwaan Laabsaalax Gudoomiyaha u yahay ee Xidigaha Geeska. 
Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan. 
"Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax  Layaabayso waxad la yaabtaa  $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska ee uu isagu madaxda u yahay.   Kooxdani ma Koox Qaran baa? mise waa Koox Gaar loo leeyahay Private Group. sida aan wada ognahay Waa Koox Madax banaan mana aha Koox Qaran. Ujeedda lacagtan loo siiyay inagu fahmi mayno lakiin Madaxweyne Muse iyo kaadirkiisu waa fahan san yihiin.
Waxad Is waydiisaa Degmooyinka Somaliland ugu waa weyn mid ka mid ah hadii Caafimaadka iyo Waxbarashada sanad kasta  $250.000 loogu daro miisaaniyada si wanaagsana loogu maamulo degmadaasi Hargeysa oo caasimadii ah way ka dhakhtar wacnaan lahayd. tayada waxbarasho ee caruurta degmadaa ku noolna sare ayay u kici lahayd. 
Markaa yaynan bilaa micno ku mashquulin aynu farta ku fiiqno wax macno inoo samaynaya. Laabsaalax haduu Golaha dhexe ee Kulmiye ku jiro iyo hadii kaleba macno ii samayn mayso waa shaqsi danihiisa wata. waxa macno inoo samaynaya hantida qaran sida foosha xun loo isticmaalayo iyadoo danyartii ka qatan tahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured