Somaliland oo soo Dhoweysay Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland....

LAASCANOOD(Xogreebnews)-Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka iyo maamulka gobolka sool HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Leave a comment |
|