Gudoomiye farxaan Aadan Haybe Oo Ka Cudur Daartay Buuxinta Xubintii Golaha Wakiilada Ee Uu Ka Geeriyooday Marxuum Xil, Cabdikariim Aw Cali Shabeel.

0
Thursday October 15, 2020 - 17:29:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye farxaan Aadan Haybe Oo Ka Cudur Daartay Buuxinta Xubintii Golaha Wakiilada Ee Uu Ka Geeriyooday Marxuum Xil, Cabdikariim Aw Cali Shabeel.

    Gudoomiye farxaan Aadan Haybe Oo Ka Cudur Daartay Buuxinta Xubintii Golaha Wakiilada Ee Uu Ka Geeriyooday Marxuum Xil, Cabdikariim Aw Cali Shabeel.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye farxaan Aadan Haybe Oo Ka Cudur Daartay Buuxinta Xubintii Golaha Wakiilada Ee Uu Ka Geeriyooday Marxuum Xil, Cabdikariim Aw Cali Shabeel.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada farxaan aadan haybe oo kamid xubinkii golaha wakiilada utartaray ee xisbii Udub wakhti xaadirkana ahaa sugaha kowaad ee Udub ayaa noqonaya qofka buuxinaya xubintii golaha ee uu ka geeriyooday xildhibaan marxuum cabdikariim Aw cai shabeel  oo maalintii shalay lagu aasay magaalada hargaysa

Gudoomiye  farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay sobobo badan awgeed  buuxinta kursigaasi in uu ka cudur daartay isagoo sheegay in uu  buuxin doono xubintii ku xigtay ee sugaha labaad ee xisbigii Udub oo ah Axmed Cabdi Muuse "Axmed Ini”

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured