Musharax Xildhibaan Baarlamaan Sucaad Carmiye oo Soo Dhoweyn aan loo kala Hadhin lagu Qaabilay Deegaanada Galoolay Suuq-sade iyo....

0
Friday October 16, 2020 - 17:48:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Xildhibaan Baarlamaan Sucaad Carmiye oo Soo Dhoweyn aan loo kala Hadhin lagu Qaabilay Deegaanada Galoolay Suuq-sade iyo....

    Musharax Xildhibaan Baarlamaan Sucaad Carmiye oo Soo Dhoweyn aan loo kala Hadhin lagu Qaabilay Deegaanada Galoolay Suuq-sade iyo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Xildhibaan Baarlamaan Sucaad Carmiye oo Soo Dhoweyn aan loo kala Hadhin lagu Qaabilay Deegaanada Galoolay Suuq-sade iyo....

Sucaad Carmiye Odowaa oo hore ushaacisay inay tahay Musharax gole Wakiileed oo Gobolka Saaxil ah ayaa waxa Soodhaweyn iyo  Xaflad loogu Sameeyay Deegaanka Suuqsade ee Bariga Degmada Sheekh Sidoo kale Waxay Sucaard carmiye Odowaa Soodhawayn taas hore lamid ku qaabilay shacabka Ku kala dhaqan Deegaamada Dubur Iyo galoolay, waxaanay dhamaan dadka deegamadaas kala hadashay Goobo fagaare ah Sucaad carmiye Odowaa Iyada oo sheegtay inay Utaagantahay kamid noqoshada Xildhibaanada golaha wakiilada martina uga tahay Codkooda inay siiyaan.

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured