Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Shaqo Beri ugu kicitimaya Gobolada Saaxil iyo Togdheer...Diyaar-garow Soo Dhoweynta Madaxweynaha oo Ruxday Berbera...

0
Saturday October 17, 2020 - 23:00:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Shaqo Beri ugu kicitimaya Gobolada Saaxil iyo Togdheer...Diyaar-garow Soo Dhoweynta Madaxweynaha oo Ruxday Berbera...

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Shaqo Beri ugu kicitimaya Gobolada Saaxil iyo Togdheer...Diyaar-garow Soo Dhoweynta Madaxweynaha oo Ruxday Berbera...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Shaqo Beri ugu kicitimaya Gobolada Saaxil iyo Togdheer...Diyaar-garow Soo Dhoweynta Madaxweynaha oo Ruxday Berbera...
Berbera(Xogreebnews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalinta beri ah 18-ka bishan October, safar shaqo ugu amba bixi doona qaar kamid ah gobolada Bariga Somaliland. 
Safarka Madaxweynaha ayaa ku jihaysan labada gobol ee Saaxil  iyo Togdheer, waxanu goboladaas, kaga qaybgeli doonaa Munaasibado kala duwan.
Hadaba diyaar-garowga iyo qaban-qaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa si weyn  looga dareemaya magaalo-madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera, waxanay dadweynuhuu isu diyaarinayaan inay maalinta beri si mug weyn usoo dhaweeyaan Madaxweynaha qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.  La soco Xogreebnews. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured