"Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin"Sahra Halgan.

0
Monday October 19, 2020 - 01:55:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin"Sahra Halgan.

    "Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin"Sahra Halgan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin"Sahra Halgan.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Fanaanada Sahra Galgan oo kamid ahayd Dayartii reer Somaliland ee ka qayb qaadatay dib uxorayta Somalland ayaa munaasibadan lagu xusayay maalintii Shuhadada SNM EE 17OCTOBER ka jeedisay hadalo dhaxal gal Ah kuwaasi oo ay kaga hadashay xaalada ay ku sugan yihiin Mujaahidiintii dalka xoreeyay iyo sida ay culimada iyo Ganacsatadu aanay utixgalinin kuwii naftooda usoo huray Iyadoo su,aalo hawada umarisay culimada iyo ganacstada Dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured