Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Nuur Wacays ku Dooro aqoon, Karti iyo caawinta Dadka Jilicsan...

0
Tuesday October 20, 2020 - 13:03:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Nuur Wacays ku Dooro aqoon, Karti iyo caawinta Dadka Jilicsan...

    Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Nuur Wacays ku Dooro aqoon, Karti iyo caawinta Dadka Jilicsan...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Nuur Wacays ku Dooro aqoon, Karti iyo caawinta Dadka Jilicsan...
Berbera(Xogreebnews)- Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Nuur Wacays, ayey isku raaceen Deegaankiisu inuu noqdo Xildhibaan gole-deegaan degmada Berbera. 
Cabdirashid Nuur Wacays waa haldoor qiimo badan, waa Aqoonyahan karti Ilahay geliyey, waa u gargaaraha dadka jilicsan. 
Ilahay ha ku guuleeyo hamigiisa iyo Dooraashadaba, Waxaan hubaa inuu yahay Musharax Xildhibaan kii ugu mudnaa ee isu soo taaga Doorashooyinka Deegaanka degmada Berbera. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured