Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Arday Baratay Culuunta Diiniga ah...

Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Magaalada Berbera kaga qaybgalay Munaasibada qalin-jebinta Machadka Diiniga ah ee Ibnu-baas.
Maareeyaha ayaa Ardayda ka qalin-jebisay Waxbaraashada Diiniga ah, gudoonsiiyey shahaadooyin, isla markaana ku booriyey cilmiga Diiniga ah ee ay barteen inay Bulshada ku celiyaan.
Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa uu Ardayda dhamaystay culuumta diiniga ah, ilahay uga baryey mustaqbal wanaagsan. Leave a comment |
|