Wafti sare oo ka socda Jabuuti oo Maalmahan safar shaqo ku Jooga Somaliland oo Kormeer ku sameyey Mashruuca Biyaha ee Hargeysa...

0
Saturday November 14, 2020 - 19:49:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti sare oo ka socda Jabuuti oo Maalmahan safar shaqo ku Jooga Somaliland oo Kormeer ku sameyey Mashruuca Biyaha ee Hargeysa...

    Wafti sare oo ka socda Jabuuti oo Maalmahan safar shaqo ku Jooga Somaliland oo Kormeer ku sameyey Mashruuca Biyaha ee Hargeysa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti sare oo ka socda Jabuuti oo Maalmahan safar shaqo ku Jooga Somaliland oo Kormeer ku sameyey Mashruuca Biyaha ee Hargeysa...
Hargeysa(Xogreebnews)- Wafti Balaadhan oo ka socdalka Jabuuti oo Maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta Kormeer shaqo ku sameyey mashruuca Biyaha ee Geed-deeble.
Waftiga ayaa waxa hoggaamiyana Wasiirka Biyaha, Kalumaysiga, Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha dalka Jabuuti Md Maxamed Axmed Cawaale iyo sidoo kale Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed. 
Waftiga Maanta Kormeer kusoo sameyey goobaha Biyaha Caasimada Somaliland ee Hargeysa, wasiirada
Wasaaradda Horumarinta Khayraadka biyaha Md.Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka wasaaradda Horumarinta beeraha Md.Axmed Muumin Seed iyo Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Siciid Sulub  Iyo  Wasiirka  Beeraha biyaha Xanaanada Xoolaha.
Goor-dhow la soco qaybaha dambe ee warkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured