Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Qoyska Reer Ba'ane oo Hooyadood Marxuum Dahabo Gaboobe Samatar ki geeriyootay Magaalada Hargeysa.

0
Tuesday November 17, 2020 - 20:44:50 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Qoyska Reer Ba'ane oo Hooyadood Marxuum Dahabo Gaboobe Samatar ki geeriyootay Magaalada Hargeysa.

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Qoyska Reer Ba'ane oo Hooyadood Marxuum Dahabo Gaboobe Samatar ki geeriyootay Magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo badan u diray Qoyska Reer Ba'ane oo Hooyadood Marxuum Dahabo Gaboobe Samatar ki geeriyootay Magaalada Hargeysa.
Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Md. Aadan Shiine, waxa uu Tacsi Tiiraanyo badan u dirayaa Geeridii Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi saaxibkii Xuseen Ba'ane, oo Hooyadii Marxuumad Dahabo Gaboobe Samatar ki geeriyootay Magaalada Hargeysa. 
Geerida waxaan si Tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaa qoyska reer Ba'ane meel kastoo ay joogaan.
Ilahay naxariistii jano haka Waraabiyo Marxuumada, ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdaynaa Samir iyo Iimaan haka siiyo.
Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured