"Faysal Cali Waraabe ayaa maalin dhawayd xaflad ka yidhi barigii dhawayd reer yaraan baa i riday oo reero waaweyn baa illa tartamayay. Reerkad ka dhalatay ma yara. ee caqliyadaada iyo Hogaamintaada ayaa Yar oo faaruq ah".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe

0
Sunday November 22, 2020 - 17:38:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Faysal Cali Waraabe ayaa maalin dhawayd xaflad ka yidhi barigii dhawayd reer yaraan baa i riday oo reero waaweyn baa illa tartamayay. Reerkad ka dhalatay ma yara. ee caqliyadaada iyo Hogaamintaada ayaa Yar oo faaruq ah".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe

    "Faysal Cali Waraabe ayaa maalin dhawayd xaflad ka yidhi barigii dhawayd reer yaraan baa i riday oo reero waaweyn baa illa tartamayay. Reerkad ka dhalatay ma yara. ee caqliyadaada iyo Hogaamintaada ayaa Yar oo faaruq ah".Siyaasi Cabdiqaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Faysal Cali Waraabe ayaa maalin dhawayd xaflad ka yidhi barigii dhawayd reer yaraan baa i riday oo reero waaweyn baa illa tartamayay. Reerkad ka dhalatay ma yara. ee caqliyadaada iyo Hogaamintaada ayaa Yar oo faaruq ah".Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe
"Faysal Cali Waraabe ayaa maalin dhawayd xaflad ka yidhi barigii dhawayd reer yaraan baa i riday oo reero waaweyn baa illa tartamayay. Reerkad ka dhalatay ma yara. ee caqliyadaada iyo Hogaamintaada ayaa Yar oo faaruq ah. Doorashaddii Siilaanyo Madaxweynaha ku noqday muyuu kaa reero badnaa. Maya ee wuu kaa caqli iyo Hogaamin wanaagsanaa. Siilaanyo Xisbigii KULMIYE Wuxu u ogolaaday oo isugu yimi qamaamiirtii xaga siyaasada ee Somaliland wuxuna ogolaaday in talada Xisbiga lala wadaago. waana ta uu ku guulaystay. Adiguna Dunbuluq waad dhaafi kari wayday Xisbigana dad miisaan leh uma ogolid bac baa kugu xidhan oranaysa way kaa qaadayaan. Markaa reer yaraan kuma ridin ee talo yaraan baa ku riday. Maantana waa waqtigii aad umada ka xishoon lahayd ee aad ka hordhaqaaqi lahayd. tiisaba daryeela tu kale ku dara in aad Dir shiriso ama  Doorashada Xamar ku mashquusho waxa kaaga wanaagsan in aad Xisbiga UCID badbaadiso oo ceebtii 4% uu san dib ugu noqon. furaha UCID oo hagaagtaa waa adigoo ka daga xilka Guddoomiyenimo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured