Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Kusoo Dhoweeyey Gudaha Dekeda Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL iyo Xubnaha Guddida oo ku Indho-daraan-daray Horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay...

0
Wednesday November 25, 2020 - 16:03:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Kusoo Dhoweeyey Gudaha Dekeda Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL iyo Xubnaha Guddida oo ku Indho-daraan-daray Horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Kusoo Dhoweeyey Gudaha Dekeda Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL iyo Xubnaha Guddida oo ku Indho-daraan-daray Horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Kusoo Dhoweeyey Gudaha Dekeda Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL iyo Xubnaha Guddida oo ku Indho-daraan-daray Horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay...
Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa maanta gudaha Dekeda Berbera ku qaabilay Wafti Xildhibaano ah oo ka socday Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL.
Xubnaha Guddida golaha Wakiilada ee Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL, ayaa ku indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay Dekeda Berbera mudooyinkii dambe. Guddida golaha Wakiilada ee maanta booqday Dekeda Berbera, ayaa uu Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi kusoo wareejiyey qaybaha Dekeda, ee horumarka iyo casriyeyta lagu sameeyey.
Sidoo kale Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa uu Guddida kurmeer kusoo mariyey qabta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera, waxanay indhahooda guddidu kusoo mareen halka ay marayso  Dhismaha Dekeda cusub oo gabogaba maraya. Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook Maareeyaha Dekedaha Somaliland kasoo u dhigan sidan. 
"Waxaannu Ku Qaabilnay Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada JSL, oo nagu soo Booqday Gudaha Dekedda Berbera. Waxaanay si gaar ah u booqdeen Goobta ay ka socoto Dhismaha & Casriyeynta Dekedda Cusub ee Berbera".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured