Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somaliya!.

0
Wednesday November 25, 2020 - 19:52:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somaliya!.

    Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somaliya!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somaliya!.

New York (Xogreebnews)-Dawladda Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Wada-hadalladii hakadku ku yimid ee u socday Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.

War qoraal ah oo shalay ka soo baxay Ergada Dawladda Ruushka u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa waxa Dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo lagu bogaadiyey horumar la sheegay in Dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedyada Soomaaliya ka gaadheen diyaarinta doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya.


Ruushka ayaa Warka uu soo saaray wuxuu Dawladda Soomaaliya ugu baaqay inay Somaliland dib u bilowdo Wada-hadalladii hakadku ku yimid ee Somaliland "Waxaan bogaadinaynaa Horumarka Wada-hadalka siyaasasdeed ee u dheexeeya Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedyada ee laga gaadhay diyaarinta Doorashooyinka.” Ayaa lagu yidhi Warka ka soo baxay Ergada Dawladda Ruushka u qaabilsan Qaramada Midoobay, kaasi oo intaa ku daray "Waxaanu Dawladda (Soomaaliya) si dhakhsi ah uga rajeynaynaa inay dib u bilowdo Wada-hadalladii Somaliland iyo inay xidhiidh Caadiya la samaysayo Jubbaland…”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured