In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.

0
Friday November 27, 2020 - 01:19:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.

    In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.

Haayada ka hortaga aafooyinka qaranka iyokaydka raashinka ayaa faah faahin ka bixisay khasaarha ka dhashay roobab ay keentay duufaan xeebaha Somaliland ku dhufatay.

 

 

Sidoo kale haayada ka hortaga ayaa shaacisay xoolaha ku dhintay duufaantan ,tirade guryaha ku dumay guud ahaan Somaliland.

Dhanka kale dadwaynaha ku dhaqan deegaanada gobolka sanaag ee maydh iyo xiis ayaa ka waramay khasaaraha ay soo gaadhsiisay duufaantan oo ay sheegeen in ay ka barakaceen guryahoogii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured