Dawlada Jabuuti oo Meeqam-sare kusoo Dhowaysay Wafti sare oo ka Socda Somaliland iyo Mashaaric Horumarineed oo Biyaha ku Saabsan oo ay Iska Kaasha Doonan...Booqashadii Maanta ee Mashruuca Biyaha Badda lagu Macaanaynayo....

0
Monday November 30, 2020 - 19:43:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Jabuuti oo Meeqam-sare kusoo Dhowaysay Wafti sare oo ka Socda Somaliland iyo Mashaaric Horumarineed oo Biyaha ku Saabsan oo ay Iska Kaasha Doonan...Booqashadii Maanta ee Mashruuca Biyaha Badda lagu Macaanaynayo....

    Dawlada Jabuuti oo Meeqam-sare kusoo Dhowaysay Wafti sare oo ka Socda Somaliland iyo Mashaaric Horumarineed oo Biyaha ku Saabsan oo ay Iska Kaasha Doonan...Booqashadii Maanta ee Mashruuca Biyaha Badda lagu Macaanaynayo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Jabuuti oo Meeqam-sare kusoo Dhowaysay Wafti sare oo ka Socda Somaliland iyo Mashaaric Horumarineed oo Biyaha ku Saabsan oo ay Iska Kaasha Doonan...Booqashadii Maanta ee Mashruuca Biyaha Badda lagu Macaanaynayo....
Jabuuti(Xogreebnews)- Wasiirka Biyahaa, Beeraha Kaluumaysiga iyo xanaanada Xoolaha dalka Jabuuti Md. Maxamed Axmed Cawaale, ayaa meeqaam sare ku qaabilay Wafti sare oo u Hoggaaminayey Wasiirka Biyahaa Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo hada safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti.
Waftiga ayaa oo u safarkoodu galay maalintii koowaad oo Maanta Kormeer kusoo indho-dheeyey mashruuca Biyaha Badda lagu macaanaynayo oo ay ku baxayso Lacag ka badan Boqol Milyan oo Dollar, kaasoo ka socda dalka Jabuuti, si loogu helo biyo ku filan.
Geesta kale, waftiga ayaa maalmaha soo socda gudo-geli doona si amba Qaadka Heshiiskii dhowaan ku dhexmaray Somaliland iyo Jabuuti, kuwasoo iska kaashan doonaa fulinta Mashaariic Horumarineed oo la xidhiidha dhinaca Biyaha Deegaanada Somaliland.
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ayaa ku guulaystay wanaajinta Cilaaqaadka labada dawladood ee Somaliland iyo Jabuuti. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured