Weftigii Golaha Wasiirada ee Nabadaynta u joogay G.Sool oo Heshiish Iyo afgarad ka gaadhay shaqaaqadii Degmada Adhicadeeye ee Gobolka Sool.

0
Saturday December 26, 2020 - 18:48:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weftigii Golaha Wasiirada ee Nabadaynta u joogay G.Sool oo Heshiish Iyo afgarad ka gaadhay shaqaaqadii Degmada Adhicadeeye ee Gobolka Sool.

    Weftigii Golaha Wasiirada ee Nabadaynta u joogay G.Sool oo Heshiish Iyo afgarad ka gaadhay shaqaaqadii Degmada Adhicadeeye ee Gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weftigii Golaha Wasiirada ee Nabadaynta u joogay G.Sool oo Heshiish Iyo afgarad ka gaadhay shaqaaqadii Degmada Adhicadeeye ee Gobolka Sool.
Laascaanood(Xogreebnews)- Weftigii Xukuumadda ee Nabadaynta u Joogay Degmada Adhicadeeye ee G.Sool kana koobnaa Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Mudane Siciid Sulub, Xidhiidhka Goleyaasha Mudane Maxamed X.Aden Cilmi iyo Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed Taliyayaasha Ciidamada Booliska Maxamed Aaden Saqadhi iyo Ciidamada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani, Maamulka Heerka Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Sool, Beelihii walaalaha ahaa e Dirirtu ku dhexmartay Degmada Adhicadeeye,Culimo-awdiinka Gobolka iyo Marti sharaf kale oo balaadhan.
Ugu horayntii waxa madashani ka hadlay Culimo-awdiinka , Maamulk Heer Gobol iyo heer Degmo kuwaasi oo ka mahadnaqay dedaalka balaadhan ee ay Xukuumada Somaliland gelisay sidii Nabadaasi u noqon lahayd mid taabo gasha.
Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Weftigii Wasiirada ee Nabadaynta u joogay G.Sool waxaana ay ka sheekeeyeen Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo Martay Hawshani iyo Juhdiga Balaadhan ee ay Xukuumaddu gelisay iyaga oo Beelihii walaalaha ahaa ee Dirirtu ku dhexmartay Deeganka Adhicadeeye kula dardaarmay in ay fuliyaan go'aamada Xukuumaddu soo saartay, dhinaca kalena waxa halkaasi ka hadlay sheegayna in ay si buuxda u aqbaleen go'aamada Weftiga Golaha Wasiirada ee Nabadaynta uu jooga G.Sool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured