Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo u Yeedhay Maareeyaha Dekedaha Somaliland, kana Xog-waraystay Xeerka Dekedaha oo Horyala Golaha...

0
Thursday December 31, 2020 - 19:02:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo u Yeedhay Maareeyaha Dekedaha Somaliland, kana Xog-waraystay Xeerka Dekedaha oo Horyala Golaha...

    Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo u Yeedhay Maareeyaha Dekedaha Somaliland, kana Xog-waraystay Xeerka Dekedaha oo Horyala Golaha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo u Yeedhay Maareeyaha Dekedaha Somaliland, kana Xog-waraystay Xeerka Dekedaha oo Horyala Golaha...
Hargeysa(Xogreebnews)-Guddida Dhaqaalaha iyo ganacsiga golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta u yeedhay Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi.
Guddida, ayaa Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, waxka waydiisay Xeerka Dekedaha Somaliland oo hor-yaala Golaha Wakiilada Somaliland. Guddida ayaa Su'aalo ka waydiisay ahmiyada Xeerkani u leeyahay Dekedaha, waxanu Maareeyuhuu u Faahfaahiyey gudida dhaqaalaha golaha Wakiilada Somaliland inuu xeerkan ansixintiisu Muhiim tahay. 
Gudoomiyaha Guddida dhaqalaha iyo ganacsiga golaha Wakiilada, ayaa Maareeyaha uga mahad-celiyey soo ajiibida uu Maareeyuhuu ugu yimi Guddida dhaqaalaha iyo ganacsiga golaha Wakiilada Somaliland iyo xog-waraysiga uu ka siiyey Xeerka Dekedaha oo horyaalaha golaha Wakiilada Somaliland. 
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan, waxa uu Guddida si waafiya uga warsiiyey Muhiimada Xeerkani leeyahay, waxanu mudanayaasha uga mahadceliyey inay ka xog-waraysteen Xeerka Dekedaha Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured