Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

0
Monday January 04, 2021 - 18:53:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
Jabuuti(Xogreebnews)- Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Hadhimo-sharafeed qado ah ku Maamusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi 'Cirro' oo hawlo-shaqsiyana u jooga dalka Jabuuti. 
Kulankan oo ahaa maamus qaado, ayaa waxa qayb ka ahaa xubno kamid Jaaliyadda Somaliland oo ka kala yimi dalal ku kala yaala Yurub.
Safaaradaha Somaliland ee dalalka dibada iyo Safiirada ayaa ah kuwo Heer qaran ah, iyadoo madaxda Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka ee dalalka dibada kusoo booqda ay si siman oo heer-qaran ah waajib ugu tahay inay soo Dhoweyn u sameeyaan.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa la filaya maalmaha soo socda inuu kusoo laabto dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured