Daawo: Guddida Soo Xulista Musharaxa Beesha Jibriil Abokor Reer Xaad oo ku Dhawaaqay In La Isku Raacay Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo u Tartamaya golaha Wakiilada JSL...

0
Friday January 08, 2021 - 23:59:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddida Soo Xulista Musharaxa Beesha Jibriil Abokor Reer Xaad oo ku Dhawaaqay In La Isku Raacay Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo u Tartamaya golaha Wakiilada JSL...

    Daawo: Guddida Soo Xulista Musharaxa Beesha Jibriil Abokor Reer Xaad oo ku Dhawaaqay In La Isku Raacay Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo u Tartamaya golaha Wakiilada JSL...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Guddida Soo Xulista Musharaxa Beesha Jibriil Abokor Reer Xaad oo ku Dhawaaqay In La Isku Raacay Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo u Tartamaya golaha Wakiilada JSL...

Gudi shan Iyo Toban xubnood ka kooban oo uu Jiif Caaqilka guud ee beesha reer xaad cali Yoonis Jibriil uu usaaray soo xulay musharaxa beesha umatali doona musharixiinta golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa caawa shaaciyay musharaxa ay usoo xuleen.

 

 

Gudidan oo shir jaraa,id caawa ku qabtay magaalada gabiley ayaa shaaciyay in ay ka beel ahaan usoo xuleen in uu golaha wakiilada usharaxan yahay Mudane Shucayb Maxamed Muuse Oo hore Xilal uga soo qabtay dalka islamarkaana uu yahay shakhsiga ay u arkaan ka beel Ahaan in uu ku haboon yahay In uu beesha ku matalo xildhibaanada lasoo dooran doono doorashada soo socota ee golaha wakiilada Somaliland.

Sidoo kale gudidan oo iskugu jiray cuqaal iyo odoyaal iyo Aqoonyahan ayaa faah faahiyay waxyaabaha ay kusoo xusheen xubinta umatalaysa golaha wakiilada Somaliland ee gobolka maroodi jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured