Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan Gobollada Sool iyo Sanaag.

0
Saturday January 09, 2021 - 19:54:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan Gobollada Sool iyo Sanaag.

    Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan Gobollada Sool iyo Sanaag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan Gobollada Sool iyo Sanaag.
Hargeysa (Xogreebnews)- Wefti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta safar ugu Ambabaxay Gobollada Sool iyo Sanaag ee Bariga Somaliland. 
Guddoomiyaha ayaa isla maanta ka soo laabtay socdaal uu muddo ugu maqnaa dalalka Jabuuti iyo Kenya, waxaanu socdaalkiisu daarran yahay wacyigelinta Diiwaan-gelinta  Qaadashadda Kaadhka Cod-bixinta oo ka bilaamaysa bari Gobolladda Sool iyo Sanaag.  
                                   
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa qayb libaax ka soo qaatay Wacyi-gelinta Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha intii ay ka socotay Diiwaan-gelintu Gobolladda dalka gaar ahaan, Waxaanu socdaal balaadhan ku maray Gobolladda MAROODI-JEEX, Awdal, Salel, Hawd, Saaxil, Saraar, Togdheer iyo Daadmadheedh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured