Ciidamada Booliska Gabiley oo Burburiyey Boodhadh u Suuqyada ku Dhejiyey Musharax Shucayb Maxamed Muuse...

0
Sunday January 10, 2021 - 20:29:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska Gabiley oo Burburiyey Boodhadh u Suuqyada ku Dhejiyey Musharax Shucayb Maxamed Muuse...

    Ciidamada Booliska Gabiley oo Burburiyey Boodhadh u Suuqyada ku Dhejiyey Musharax Shucayb Maxamed Muuse...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Gabiley oo Burburiyey Boodhadh u Suuqyada ku Dhejiyey Musharax Shucayb Maxamed Muuse...
Gabilay(Xogreebnews)-Ciidamada Booliska Gabiley, ayaa burburiyay boodhadh musharax Shucayb maxamed muuse uu ka taagay jidadka magaalada Gabiley. lama ogga sobobta keentay in ciidanka booliska falkan kula kacan musharax si caadiya boodhadh ugu dhajiyay magaalada gabiley iyo goorta uu danbiga noqday sawir musharax u tartamaya Golaha Wakiilada, kana ah musharixiinta xisbiyada ee gobolka maroodi jeex.
Sidoo kale warar laga helayo falkan ciidamadu ku burburiyeen boodhadhka musharaxa ayaa sheegaya in ciidamadu talaabadan ku qaadeen uu yahay mid kaga yimid xaga sare ee dhinaca xukuumada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured